Muqdisho Podcast
En podkast av Kamal
129 Episoder
-
MUSUQA WASIIRKA CAAFIMAADKA UU KA WADO HAY,ADDAHA CAAFIMAADKA DALKA.
Publisert: 16.10.2023 -
DR. XASAN MAHADALE KA HADLAY WAXA SABABAY XIL KA QAADISTA LAGU SAMEEYAY
Publisert: 15.10.2023 -
WARAYSI XIISO LEH OO UU AMB, SALAAD CALI JEYLE SIIYAY HANOOLAATO.
Publisert: 15.10.2023 -
FADEEXAD. MW XASAN SHEEKH AYAA XILKA KA QAADAY GUDOOMIYAHA JAMACADA UMMADDA DR XASAN CUMAR MAHADALE
Publisert: 15.10.2023 -
WARBIXIN. XASUUQII SOOBE 6 SANO KADIB 14.oktober
Publisert: 15.10.2023 -
Xildhibaan Black DFS ka tirsan ayaa loo diiday ka qaybgalka aaska walalkii Magaalada Baydhabo loo waday.
Publisert: 12.10.2023 -
Hogaamiyaha SSC KHATUMO Mudane Firdhiye ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho
Publisert: 6.10.2023 -
GALAD DHUUXL GEESIGA NOOL AYAA FASHILIYAY QARAXII DHUUSOMAREEB
Publisert: 28.9.2023 -
xuska Bisha Mawliid ayaa si wayn looga dareeemaya guud ahaan aduunka iyo gayiga soomaalida
Publisert: 27.9.2023 -
NIN WADNAHA DOOFAARKA LOOGU BEDELAD WADNIHIISII ,
Publisert: 24.9.2023 -
DACWAD LAGU SOO OOGAY 98 JIR QAYB KA AHAA XASUUQII DADKA YAHUUDA EE DAGAALKII LABAAD ADUUNKA
Publisert: 16.9.2023 -
SHIRKA APPLE IPHONE $200 BILLION DHAQAALE GAARAYA AYAY 2 MAALMOOD KU QASAARTAY
Publisert: 16.9.2023 -
Dowlada soomaaliya oo dafirtay qaraxii ka dhacay degmada dayniile 13.09.2023
Publisert: 13.9.2023 -
GERMALKA AYAA MARKII UGU HORAYSAY KU GUULAYSTAY KOOBKA FIBA EE ADUUNKA BASKETBALL 2023
Publisert: 13.9.2023 -
25 jir soomaali ah ayaa dhibaato ba,an ku haya dadka ku nool Tuulada Mosbach ee dalka Jarmalka
Publisert: 13.9.2023 -
TIKTOK AYAA SOO KORDHIYAY BARNAAMIJ LACAG FIICAN LAGA SAMEYN KARO ,DHAGAYSO
Publisert: 13.9.2023 -
SUURTAGAL MATAHAY KOOXAHA ARGAGIXISO SOOMAALIYA IN LAGU WAREEJIYO ?
Publisert: 8.9.2023 -
SAHRA HUSSEIN NOOGA WARANTAY XAALADA SALZBURG EE DALKA AUSTRIA.
Publisert: 22.7.2023 -
XAALADA GUUD EE SOOMAALIDA KU NOOL MAGAALADA SALZBURG EE DALKA AUSTRIA.
Publisert: 22.7.2023 -
Ambassador Buuni Abdi. maxa sababay Xilka qaadista gudoomiyahii Hiiraan Cali Jeyte :
Publisert: 19.6.2023
Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….
