129 Episoder

  1. Maxaa Looga Hadlay Shirka Amaanka Qaranka uu Shir Gudomiye Madaxweyne Xasan Shiikh

    Publisert: 28.2.2024
  2. Soomaaliya 6 dowladood hishiisyo kala duwan la gashay.

    Publisert: 23.2.2024
  3. Sidee Ayeey u Arkaan Dadweynaha Dhameestirka Dastuurka

    Publisert: 21.2.2024
  4. FAA’IIDADA HISHIISKA DIFAACA BADDA SOOMAAIYA IYO TURKIYA

    Publisert: 21.2.2024
  5. Maxaad ka Taqanaa Fanaan caan ah oo sheikh Daacii diinta faafiyo noqday

    Publisert: 21.2.2024
  6. DILKA MID KAMIDA SHAQAALAHA HAY’ADDA DUULISTA HAWADA SOOMAALIYA

    Publisert: 21.2.2024
  7. JOOJI DILKA DADKA SOOMAALIYEED

    Publisert: 21.2.2024
  8. WARBAAHINTA CAALAMKA HADAL HAYSA IS-HORTAAGI MW XASAN EE ADIS ABBA AU

    Publisert: 21.2.2024
  9. MADAXWEYNE XASAN AYAA KULAN DEG DEG KA DALBADAY BARLAMNAKA SOOMAALIYA

    Publisert: 21.2.2024
  10. WARIYE LAGA TARXIILAY PUNTLAND IYO SOOMAALIYA

    Publisert: 21.2.2024
  11. HISHIISKII FARMAAJO IYO ABİYE EE DEKADAHA SOOMAALIYA 2018

    Publisert: 21.2.2024
  12. WAFDI KONGO LAGA HOR-ISTAAGAY SHIRKA AFRICAN UNION ADIS ABBA

    Publisert: 21.2.2024
  13. HADALJEEDIN ABİYE AHMED SHIRKA AFRICAN UNION

    Publisert: 18.2.2024
  14. MW XASAN SHEEKH ADIS ABBA BOOQANAYA

    Publisert: 15.2.2024
  15. DOWLADA INGIRIISKA UK LACAGO SIINAYSA DADKA TIKTOK CAANKA AH

    Publisert: 14.2.2024
  16. MW FARMAAJO AYAA KU EEDEEYAY MW XASAN SHEEKH BALNTII KA BAXAY.

    Publisert: 13.2.2024
  17. SOOMAALILAND AYAA SHEEGTAY DIB-ULA LAABANAYSO MAAMULKA HAWADA.

    Publisert: 13.2.2024
  18. MW XASAN BOOQDAY SUUQYADA MUQDISHO

    Publisert: 13.2.2024
  19. MW XASAN SHEEKH AYAA BOOQDAY MUUSE SUUDI YALAXOOW

    Publisert: 12.2.2024
  20. CIIDAMADA CIRKA AYA SOOMAALIYA YEELATAY DOHA QATAR

    Publisert: 12.2.2024

2 / 7

Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….