Muhiimada Ayleedahay Marka Waalidiintu kadhaxeeyo Xariiir kudhisan Wadahadal iyo Isfahan.
Somali-happyFamily Podcast - En podkast av Sahra Sheikh Hussein
Kategorier:
Markasto oo Waalidiinta dhaxdooda uu jiro Wadahadal kudhisan Ixtiraam kaladanbayn Isdhageysi Talawadaag iyo Kalsooni waxaa soo baxo Qoys Quruxbadan IYO ubada Quruxbadan.
