Ramadanka iyo qurbaha
Reer Guuraa - En podkast av Muna iyo Shukri
Kategorier:
Waa qaybtii 1-aad ee barnaamijka taxanaha ah, ee aan ugu talo galnay bishan Ramadan. Fartuun oo qaybtan marti noogu ah, waxaanu wax ka waydiinay axkaamta Ramadanka iyo caqabadaha aanu la kulano dadkeenan qurbaha ku nool.
