#57:LIVE PODCAST - Xoojinta isku xirnaanta qoyska

Ladnaan Podcast - En podkast av Fatumo & Sagal

Kategorier:

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waa Live Podcast oo aan la sameeynay waalidiinta Borlänge, Sweden. Xalqadaan waxaan kaga hadalnay sidaan u xoojin leheen isku xirnaanta qoyska. Waxaan ka hadalnay lix qeybood oo naga caawineyso isku xirnaanta qoyska: 1. In aaladaha teknoloojiga iyo shaashaada aan ka fogaano kuna badalno waxyaabaha reerka isku soo dhaweeyn kara 2. In ay jirta hab dhaqan ama maamul guriga oo ay dadku dhan wada og yihiin (routine) 3. In wada hadalka ...

Visit the podcast's native language site