# 54: Bisha Ramadan iyo siduu qoysku isugu diyaarin lahaa

Ladnaan Podcast - En podkast av Fatumo & Sagal

Kategorier:

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalaqadeenaan kaga hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha Ramadan ee barakeysa. Sideen isugu dheeli tirnaa howlaheena adduunka iyo inaan Alle u dhawaano. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye Logo Ladnaan podcast waxaa inoo...

Visit the podcast's native language site